Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Rag hubaysan oo Bosaso ku dhaawacay wasiir udowlihii dekedaha Puntland oo gacanta lagu dhigay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka amniga gobolka Bari, ayaa gacanta ku dhigay dabley hubaysan oo magaalada Bosaso ku dhaawacay Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid.

Raggaan hubaysan ayaa rasaas ku furay gaari uu la socday wasiir udowlaha, kaasoo haatan xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayo isbitaalka magaalada Bosaso.

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in la hayo raggii weeararkaan geystay, inkastoo aysan macluumaad dheeraad ah bixin.

Wixi faahfaahin ah kala soco Puntlandi

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this