Barwaaqo Posted February 2, 2018 Horta sheekadan Jeegaantu waxaabay noo furtay albaab kale oo na tusaya sida cadawga Somaliland mindiyaha u lisanayaan! Jeegaantu way baaba’aysaa sida ta ay magaca la wadaagto ee Cirkuba u baab’ado wakhti yar dabadeed, waxaanay noo noqon doontaa Cashar aan wax ka baranno . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 3, 2018 Galbeedi, I posted about this xasuuq ten years ago (in 2007) on this forum. It is very sad to see the images of the young schoolchildren. Xasuuqa Boorame iyo kii kale ka dhacay Wajeer isla sanadkaas in Febraayo 1984, waa laba xasuuq aad loogu murugoodo. It is interesting it happened within eleven days of each other, perhaps Xabashada and Kiikuuyada realizing Soomaali state was weakening. There is no way Xabashi and Kiikuuyo would have done this in the 1960s and 1970s. Eebbe ha u raxmado maatidii Boorame iyo Wajeer lagu xasuuqay. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites