Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab Xoogan oo ka kacay Garaash ku yaalo Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Goordhow ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka kacay Dab qasaare hantiyeed geeystay.

Dabkaan ayaa ka kacay Geerash lagu keeydiyo Alwaaxda oo ku yaala Degmada Yaaqshid ee Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dabkaan iyo waxa dhaliyay wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in dabkaan uu ka dhashay koronto.

Gaadiidka Dab Damiska ee Gobolka Banaadir ayaa isku howlaya daminta dabkaasi oo ah mid xoogan.

 

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka kaca Dabab qasaare badan Geeystay oo ka dhasha Koronto.

Hoos ka Daawo Sawiro

1-7.jpg?resize=300%2C225 2-6.jpg?resize=960%2C720 3-6.jpg?resize=960%2C720

 

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Dab Xoogan oo ka kacay Garaash ku yaalo Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this