Buuxo Posted August 19, 2007 "U-codeeya Cabdirashiid!" Waxaa bisha barakeysan ee Ramadaan ee nagu soo aaddan ka dhacaya "Imaaradda Al-Shaariqa" ee dalka Imaaraatka Carabta Tartan xagga Codka ah, oo lagu soo bandhigayo "Aayado Quraanka Kariimka ah ka mid ah iyo Anaashiid Diini ah". Wuxuu Tartanku dhex-marayaa Dhallinyaro ka kala socota 15-Dawladood oo Carbeed, kuwaas oo kala ah:-Aljeeriya, Imaaraatka Carbta, Urdun, Sacuudiga, Somaliya, Suudaan, Suuriya, Ciraaq, Cumaan, Kuweyt, Lubnaan, Marooko, Masar, Qadar iyo Yemen. Waxaa loo baratayaa shan jago oo kala sarreeya, oo lagu bixinayo Abaal-marinno isugu jira :Lacag, Baabuur(BMW) ah,Deeq-Waxbarasho iyo Waxyaabo kale oo qiima badan. Dalka Soomaaliya, waxaa Tartankaas uga qayb-galaya:- Cabdirashiid Muxyaddiin M. Kaalmoy oo isagu hore guulo uga soo hooyay Tartanno hor-dhac iyo kala xulasho ahaa oo lagu kala qabtay Sanca(Yemen) iyo Al-Shaariqa (Imaaraatka), halkaas oo uu wacdarro ka muujiyay, sida ay soo ban-dhigtay Warfaafinta Imaaraatku. Cabdirashiid M.M.Kaalmoy, 1988-kii ayuu ku dhashay Muqdisho, waxbarashadiisa Hoose ilaa Sare wuxuu ku dhammaystay dalka Yemen. Haddaba, si uu Cabdirashiid ugu guulaysto Jagooyinka loo baratamayo, una helo dhibcaha loo baahan yahay, waxaa lagama maarmaan ah in aad habeennada tartanka ugu yaboohdaan Codkiina taageerada ah ee ku dhisan u hiillinta Soomaalinimo. Keliya, waxaan idinka codsaneynaa, loona baahan yahay: in aad Bisha Ramadaan oo dhan la socotaan Telefishanka "Al-Shaariqa", dabadeedna aad habeennada Tartanka dirtaan Lambarka Telefoonka ku soo qormi doona Shaashadda, markaasna aad Afafka Carabiga ama Ingiriiska ku tiraahdaan:-"Waxaannu codkeenna siineynaa Cabdirashiid Muxyaddiin". Fadlan, Walaalayaal, u-codeeya Cabdirashiid oo ah xulka Somalia ee Codka "Al-Shaariqa" ee sannadkan 2007-da, si uu magaca Soomaaliyeed uga sare-maro kuwa kale ee uu la baratamayo. "Axyaa Wadani yaa Soomaali aheey". "Wixii Dhiig lahow kaca..". Ballanteennu waa Bisha Barakeysan... kalmoi@hotmail.com Allgedo News Media Network Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 19, 2007 Reping Somali ehem... May Allah make thee the smoothest, most pleasant voice of all. Amin. Go Abdirashiid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 20, 2007 Waxaa soo xasuustay koo yar Soomaali ah sanadkii 89 [or early 90] galay lambarka sadexaad ama labaad mid uu ahaa ma'ogiyee mar Quraanka tawjiidka u tartan lagu qabtay Sacuudiya. Cirka uu ku socon jiray faan daradiis, ar ciyaal kalena maxee ka dambeyeen. Dugsiga aabihiisna asagaa ka ahaa macalin weyn. I used to pass his dugsi on my way to Hawlwadaag Hoosedhexe, mar walbana ciyaalka dugsigaas sidii shini camal asaga ku shamuumsanaan jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted August 20, 2007 I am inShaAllah giving my support when it comes, I always watch AlShariqa Sat/TV, their is good programs I fellow regualary, evey sunday, one is a Bayaan Alluqawi fi al quraan(and why Quran is mircale literally in arabic language, superb commentary from the Iraqi docotr) - for Dr fadil Alsamarai, and Safwat al safwah for Dr.omar Abdulkafi. Hope they air it regualry. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 20, 2007 Its usually aired after Isha prayers in UAE. Approx times to check your Dubai TV/Sama Dubai. UAE: 9.30pm Burco: 8.30pm London: 6.30pm Koronto: 1.30pm (I think) Minnesota: No idea Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted August 20, 2007 ^Thanks NOrth,Its like you read my mind.Cant wait to see all the qari's showcase their stuff. Redsea, Amiin to your duaa. MMA lol@Cirka uu ku socon jiray faan daradiis, do i sense jelousy? GO ABDI-RASHID! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 21, 2007 Haye, intuu maroyaa yarkaan ku jiray tartanka so far? Buuxo, haye, jealousy maa tiri. Waxaaba isoo xasuusisay kan "iimaamka" noo ah sometimes taraawiixda soonkaan. He is a boy no older than 12. Aaheey, 12. Anigoo 6'3" man dherarkiis ah inaa lineka gadaashiis istaago habeenkii xaley tagay. Waaba ka dheeraadaa linekaas iyo wax u dhaw asaga. Kidding. Runtii wiil yar waaye, waxaa maqlay Xamar ayuu sanado deganaa, oo dagaaladda cusub kasoo carareen reerkiis this year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted September 21, 2007 Yeah...update us with meesha uu C/Rasheed maraayo. Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites