Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxda Al-Shabaab Oo Xukun Dil Toogasho Ka Fuliyay Deegaan Ka Mid Ah G/Baay

Recommended Posts

Deeq A.   

Iidaale-(Caasimadda Online)-kooxda Al-Shabaab ayaa xukun dil ah ku fuliyay nin ay ku eedeeyeen in uu fal kufsi iyo dil ah ugaystay haweeneey ka mid ah dadka deegaanka iidaale ee gobolka baay.

Ninka ay ayay kooxda Shabaab Goob fagaaraha ah ay ku toogteen ayaa lagu Magacaabi jiray Aadan Ibraahim Aadan wax ay sheegeen Al-Shabaab in uu Haweeneyda kufsaday iyada oo iska difaaceysa uu faas la dhacay sidaasna ay ku geeriyootay .

Al-shabaab ayaa marar badan ka fulyay deeganada ay gacanta kuhayaan  falal isugu jira dil iyo gacangoyn iyagoo meel fagaaraha dadka isugukeenayay .

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com

The post Kooxda Al-Shabaab Oo Xukun Dil Toogasho Ka Fuliyay Deegaan Ka Mid Ah G/Baay appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this