checkmate Posted May 23, 2005 Waad naxaysaa marka ay indhahaagu qabtaan tacadiga iyo dhibka ka muuqda gabadhan Soomaaliyeed ee magaceedu yahay Khadiijo Maxamuud-Axmed. Waxay dhulka taalaa ku dhawaad 40 cisho, waxey qabtaa dhaawac halis ah kaasoo ka muuqda ugu horeyba qeybta hore ee wajigeeda, waxaa maqan qeyb ka md ah halka jirka quruxda bini’aadamku ka bilowdo taasoo ah afka oo ay maqan yihiin bushinta, qeyb ka mid ah carabka iyo garka, waxaa sidoo kale jajaban garbaha. Dhibaatadani waxey gaartay Khadiijo Maxamud 11-kii April ee isla sanadkan ka dib markii dagaallo ka dhaceen magaalada Gaalkacyo ee xarunta u ah Gobolka Mudug kaasoo ay naftooda ku waayeen ku dhawaad 20 qofood dhaawacuna cadad beelay. Ka sokow dhibaatada Khdiijo ka muuqata waxay kaloo qabtaa murugo kale ka dib markii uu isla goobtii dhaawucu ku gaaray uu ku geeriyooday Saygeedii kaasoo ay is qabeen mudoo yar. Waxaa kale oo jira in Khadiijo ay leedahay uur saddex bilood ah kaasoo aan weli la garan karin waxa uu ku dambeyn doono maadaama ay haddaba ku taal dhaawac culus oo daaweyntiisu dhib badan tahay. Khadiijo hadda waxay taal muddo ka badan bil isbiltaalka Xasan Jiis (Xangul) ee magaalada Muqdisho, wuxuuna wareysi kooban oo aan la yeeshay Dr Cabdi Axmed Cilmi (Xangul) sheegay in gabadhan aan dalka gudihiisa iyo xittaa Afrika-ba wax looga qaban karin ayna u baahan tahay dhaqaatiir ku xeel dheer sida loola tacaaalo shilalka noocaan oo kale. Xangul waxa uu sheegay in Khadiijo ay hadda u baahan tahay daaweynta ka sokow qalab macmal ah (Artifishal) oo lagu kabo qeybaha ka maqan jirkeeda kaasoo ah waxa loo yaqaano Plasitic Surcery. Dhaqtarku wuxu codsi u jeediyey dadka Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka meel kasta oo ay joogaan in ay gacan u fidiyaan Khadiijo Maxamuud siddii loo geyn lahaa dalalka Yurub oo uu sheegay in ay hadda marka la eego dhaawaca gaaray ku haboontahay in la geeyo. Sidoo kale dhaqtarku wuxu ka codsaday hay’adaha samafalka ee xiriirka la leh dadka Soomaaliyeed in ay bukaankaan gacanka siiyaan dhibaatada ka soo gaartay dagaalada sokeeye ee Soomaaliya. Haddi aad fariin u heyso dhibane Khadiijo Maxamuud Axmed u soo mari Shirkadda DahabShiil oo ayana u sii marin doonta Cilmi Nuurre Weheliye E-mail cilmi_nuure@hotmail.com Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com Brief English translations: Khalija Maxamuud Ahmed, newly wed and three months pregnant was among the innocent bystanders involved in casualties that took place in the city of Galkacyo in April 11th of 2005. She lost her husband and got injured by a bullet losing her chin, lips and shoulders, Khalija is now in Xangul hospital in Mogadishu and she desperately needs help of the outside world or any sort for this matter. Please find it in your hearts to help this innocent muslimah. Insha Allah I will be taking her case up to the local hospitals where I live if all goes well and they say they will provide her a visa and the medical attention she Deserves, we are all going to have to put our heads together to pay her “ticket" to come to Canada. I will keep you posted with the outcome of the hospitals say Insha Allaah. Isra's Dad Quote Share this post Link to post Share on other sites
NoVa Posted May 23, 2005 masakiinta'...may Allah' give her the strength' to'get herself, her physical, mental and emotional'back. Don't people who shout others become SICK and tire when they kill others??? seriously, look @ this picture and u'll think every1 would just forget the guns and leave it there... Checkmate I really hope that you'll get a good hospital's that'll help this young lady'...walaahi..ma'sha allah that' ur goin' that far 2 help some1 that u don't even know...please let us know about it,...i' think many of us could donate as much as we can...maybe open an account for her...in the meantime, u got alot of work to do, i'mean it's gonna be hard but i hope u do get it thought...let us know thought, the faster the better...plus u said she's 3 month pregnant? damn'..that's even worst..carryin' a baby'..poor lady..my heart goes out 2 her walaahi'... Ya'sista in Islam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Final_Say Posted May 23, 2005 salamz miskiin my heart goes out to her; may allah make it easy for her, and give her good health inshallah. may allah also reward you for ur good deeds and intentions. if there is anyway that we can be of help hollar back, do u have like bank set up for her salamz Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 23, 2005 subxaana laah.. sxb walaahi aad baan uga naxay xaaladaan ku dhacday walasheen somaliyeed...ilaahey ha u fududeeyo.. Sxb anigana sidoo kale baan yeeli doonaa oo waan sii baari doona case kan si aan ugu faafiyo communitiga magaladeeda.... I will also try to talk to some government agents that I happened to know to see how we could get some help... Walaahi i think we should do something about this..I think if we all put some little effert in this, we could do it... Check, sxb ila soo xariir si aan wax kugula qabto please.... I prey for khadiija and her family and may allah safe the life inside her..aamiin... Wareer Badanaa!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted May 23, 2005 sa wr wb, this is really sad, i hope allah gives her the strength and helps her thro this testing time. it is our duty as muslims to help. checkmate, walalkiis let us know what we can do. Quote Share this post Link to post Share on other sites