Sign in to follow this  
Deeq A.

Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Golaha Wasiirada Jubbaland oo la saxiixay (Akhriso tirada…)

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (Caasimadda Online) – Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mooshin kalsooni kala noqosho Golaha Wasiirada u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo ku eedeeyay waxqabad la’aan, amniga oo wax laga qaban waayay iyo qodobo kale.

Qoraal ay ku saxiixnaayeen illaa sodomeeyo Xildhibaano ayaa lagu sheegay Mooshinka Kalsooni kala noqoshada uu yahay mid wadar ahaan oo aan kali kali aheyn.

Halkan hoose ka akhriso Qoraalka Mooshinka

IMG-20180128-WA0028.jpg?resize=696%2C928 IMG-20180128-WA0027.jpg?resize=696%2C928 IMG-20180128-WA0026.jpg?resize=696%2C928 IMG-20180128-WA0025.jpg?resize=696%2C928

 

The post Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Golaha Wasiirada Jubbaland oo la saxiixay (Akhriso tirada…) appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this