Tuujiye Posted October 1, 2007 FINKA CUUDU BILAAAAAAAAAAAAAAH!!! AQRUD MINA SHAAKIRIINA!!! BEYNAKA MISANA CUUDU BILAAAAAAAAAAAAAAAAAAH!! QOF YAHEE NEPH LA DHAHAAYO WAA KU TUUGEYNAA DHIMASHO IYO WAXAAS MEELAHA HALA SOO GALIN YAAQEE.. ASXAABUL ADUUN BADAN AA MEESHAAN GOOBEYSAN IYAGOO WILI GOOBO YEESHAY.. LAZY QOFTAAN BUR IYO SANBUUS TACBAAN EE SOO CUNTAY AFURKEEDII HALA YAABIN WALAALEE.. TIMIR HARGAB IYO DAAF IYO DIIF ISKU DARSATAY WEE KASOO DABA GEESAY AAN U MALEYNAA.... BIYO CANDHUUFTA FAATAXADA LAGU ILOOWAY ILAAHEEY HAKU SAXSIIYO MA DHAHAA!!!! KHALAF... WIDAAYOO WAA KU BARYEENAA DHiMASHO DADKA HA U CAMIRIN YAAQEE... GEED YAHOO QAABKIISA AAD U QABTID WARIIRI KAADI HEYSO!!! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted October 1, 2007 Al Sumaalo, Kaale adiga, sheeko oo gaari adiga kuu eh maad iska qabsatay? Marka Hore, Yaa kudhahay intee ka imaatay, meeshaan dhimasho aa leeswaydiiyay? PS:Tuujiye, aamin aan ku dhahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 1, 2007 Yes, SOL waxaa ka geeriyooday walaalkeen Maxamed Ismaaciil, who did in fact pass away just a few short days after meeting many SOLers at a gathering in London. I was at that dinner night as well. That was really shocking. There was that healthy, out-going, funny, down-to-earth person that you just met a few nights ago and suddenly hearing his sudden geeri a few days later. His brother is a known SOLer as well. Eebba ha u naxariisto walaalkeen Max'ed Ismaaciil -- aamiin, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted October 1, 2007 Layzie this is about old nicks, so if someone spots a troll under the nick Emperor, don't worry he's still alive and well! lol Amiin MMA! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalaf Posted October 1, 2007 Tuujie what in the world u just say man? sxbow adiga af english ma taqniit? what af somali is that man? Koolkat, ma gabar reer mudag ba thay? kuwaas baan naxiin i hear....ur rite death is part of life....but reminder to living also. Amiin MMA, i remember i read that thread while back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 1, 2007 MMA, aamiin, allaha u naxariisto... Khalaf, what are you trying to say? Reer muduga baan nixin miyaa? Ceeb... Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted October 1, 2007 Wiilkow aka laf laf, KK iska daa aan ku dhahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 1, 2007 aaaaamiiiiiiiiiin yaaqee ilaahoo u naxariiso!! waraa MMA dinner aa qarsanee wili maraxaa tahay maxaan dhahaa!!! Alta vista maa la joogaa wili oo zabta ka jirto aad qarsan jirtay?... Khalaf beentaa ma ahan ingariiska aniga ma aqaan somaliga laakiin waan waray oo wili hurgufay aan ku dhahay!! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted October 1, 2007 Fulayiin. Layzie: LOL@Neph waa iga nixisay. Orod geed korkiis fuul ee ku dhuumo... Kix kix kix. KK: Haddaa dhimatid, afar qulwalaa kuu soo maraa.. I promise . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 1, 2007 Nephthys, your topic is booming walaahay...In an hour, there are 22 replies...Waah waah waxaasaa topic lagaa dhahaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalaf Posted October 1, 2007 Khalaf, what are you trying to say? Reer muduga baan nixin miyaa? Ceeb... nah...i hear from the old men....wa naga diib badan wayo...o ahaan raxma laheeyn. gaber wa ineey soft tahey....not hard like da the man ya dig? its sterotype like many other somali things. Layzie girl, laf laf....adiga xuushmo baro yareey. gabartu af dheera. Tuuji walaaa bro i dont understand one word ur saying... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 1, 2007 Dhimashadu wa xaq, ilaahay ha u naxariisto wixi dhintey, wixi noolna jidka toosan ha tuso. wa salamu alaikum Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 1, 2007 ^^^ AAliyah lol.. kaalay macalimad dugsi maa ahaan jirtay adiga? lol Ani hal wadaan aan aaminsanahay in SOL and thats sheekh Nur my good friend.. I guess you gonna be my new wadaadad now since I don't see my friend around... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 1, 2007 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Khalaf, i really like your af Somali...It is so cute...Ohhh... Ar iga tag, Somalida nimaka badankood torobo jiljileec...Niman kaa ad adag kuyeh...PUHLEASE... See what I am saying Nephthys, I try to post something, by the time I hit the post button, there are two or three posts already...Whattttt...Saan maaba dhimasho looga baqaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pucca Posted October 1, 2007 never thought of it (not that SOLers are exempted from death), it just never crossed my mind i guess. Members i know are well and alive alhamdulilah...and i pray the same for you all Quote Share this post Link to post Share on other sites