Sign in to follow this  
DAD

Magacyo Soomaliyeed

Recommended Posts

DAD   

Magacyadan oo aan kahelay Dhaqan ayaa waxaa kujiro kuwo aan layaabay. Wax kaa qosliya, ama kaa yaabiya ma aragtay? smile.gif

 

Magacyada Dumarka

 

A

 

 

Abshiro

Amran

Ardo

Asli

Atuula

Axado

 

 

B

 

Barhado

Barni

Barwaaqo

Baxsan

Beerlula

Biciido

Bilan

Binti

Bishaaro

Bullo

Buuxo

 

 

C

 

Cadar

Caday

Canbaro

Carfi

Carwo

Cawo

Cawrala

Ceebla

Cibaado

Cimilo

Cosob

Cowliya

Cutiya

 

 

D

 

Dahabo

Dalays

Darmaan

Dawo

Dayaxo

Deeqo

Degan

Degmo

Dheegan

Dheeha

Dhool

Dhudi

Dhuubo

Dhuuxo

Duco

Dugsiiya

Dulmar

 

 

F

 

Fahiima

Farax

Fariido

Faynuus

Filan

Filsan

 

 

G

 

Gaasira

 

 

H

 

Haboon

Haldhaa

Hibaaq

Hilaac

Hufan

 

 

I

 

Idil

Idman

Idman

Iftiin

Iido

Ilwaad

Indhodeeq

Isir

Istaahil

 

 

J

 

Jalaqsan

Jamaad

Jawhar

Jinow

 

 

K

 

Kadleeya

Kaltuun

Kiin

Kinsi

Kowsar

 

 

L

 

Ladan

Leexo

Libin

Luul

 

 

M

 

Maandeeq

Magool

Mulaaxo

Mulki

 

 

N

 

Nasteexo

 

 

Q

 

Qaanso

Qalanjo

Qamar

Qoran

Quman

 

 

R

 

Raxmo

Ruun

 

 

S

 

Saado

Sagal

Samaan

Samawada

Sareedo

Saxarla

Shacni

Shamis

Shankaroon

Shaqlan

Sharaf

Shariifo

Shifo

Shukri

Shumay

Shuun

Subkan

Sulobo

Sureer

Suuban

 

 

T

 

Timiro

Tiriig

Toosan

Tusmo

 

 

U

 

Ubax

Ugaaso

 

 

W

 

Weris

 

 

X

 

Xaabeeya

Xaadsan

Xaafuun

Xaali

Xaawo

Xabiiba

Xalan

Xaliimo

Xareedo

Xoriyo

Xurmo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pebbles   

dad( mind if I call u aabo?)

 

thnks for that, b/c of you, I finally found some names for my future daughters...now the thing I can't decide which ones I like best, so I think I might need some help here... folks I need your feedback on this one:

 

shuundheer subkan? or ceebdheer shankaroon? hmmm its a hard one! :confused: how about Atula butac? barni buuxsan? or maybe buula bararsan? my favourite has to be shuun faynus...maybe jawhar batula? :cool: what the heck I'll just have 10 daughter :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
DAD   

Kuwii nimankana waa kuwan....

 

 

A

 

 

 

******

Ab-iskuul

******

Abshir

Abyan

Arab

Ashkir

Askar

 

B

 

 

Baaruud

Baashe

Baxnaan

Bile

Boodhle

Bootaan

Bulaale

Bulxan

 

C

 

 

Caamir

Caare

Cadceed

Camuud

Caraale

Cartan

Cawaale

Cawil

Cawl

Caynaashe

Cigaal

Cige

Ciid

Culusow

 

 

 

D

 

Daahir

Daahiye

*******

Dacar

Dalal

Daljire

Dalmar

Darwiish

Dayax

Dayb

Deerow

Dhacar

Dhahar

Dhakaar

Dhalac

Dhambaal

Dhoodaan

Dhoore

Dhugad

***********

Dhunkaal

Dhuule

Dhuux

Digaale

Diiriye

***

Dirir

Dubad

Ducaale

 

F

 

Faahiye

falaalug

Faras

Fariid

Farxaan

Fayte

Fiin

Firxad

Food

 

 

 

G

 

Gaani

Gaariye

Gaas

Gabyow

Gacal

Gahayr

Galaal

Gamabaxadi

Gamadiid

Ganay

Garxajis

Geedi

Geri

Giire

Good

Gooni

Goox

Guhaad

Gurxan

Guuleed

Guure

 

 

H

 

Hadraawi

Hanad

*****

Haybe

Heemaal

Hiire

Hilowle

Hudhle

Huriye

Huruuse

 

 

I

 

Ilyaas

*****

Isaxaaq

 

 

J

 

Jaajuunow

Jambeel

Jibriil

Joofle

Jubba

Juujuule

 

 

K

 

Kaafi

Kaahin

Kaahiye

Kaariye

Kablalax

Kadleeye

Kayse

Keenadiid

Keynaan

Khaalid

Khayre

Koofi

Koofi

Kooshin

 

 

L

 

Ladane

Leelkas

Liibaan

Looge

Lule

 

 

M

 

Maahir

Maamuus

Maaweel

Maax

Madar

Magan

**********

*********

Maslax

Mataan

Maydhax

Maygaag

Meecaad

Midhifle

Mire

Mooge

Mursal

 

 

N

 

Nageeye

Nasiib

Nasiye

Nasteex

Naxar

Nugaal

Nuur

 

 

O

 

Odowaa

********

Olol

Oogle

Oomaar

 

 

Q

 

Qaadi

Qaalib

Qaasaali

Qamaan

Qansax

Qawdhan

Qays

Quule

 

 

R

 

Raabi

Raage

Ramaale

Rashiid

*********

Riyaale

Rooble

Rumeeye

 

 

S

 

Saahid

Saaxir

Sabriye

Salaan

Salow

Salwo

Samaale

Samatar

Samawade

Samriye

Sandheeye

Sansoore

Saruur

Saxardiid

Shaacir

Shabeel

Shakuul

Sharmaarke

Shinbir

Shirdoon

Shire

Shube

Shuuriye

Siyaad

Soofe

Sooraan

Subeer

Sugule

Sulub

Suubane

Suudi

Suusle

 

 

T

 

Tahliil

Tigaad

Timacade

Timir

Toljeclo

Tooxow

Tukaale

Tuur

 

 

U

 

Ugaadh

Ugaas

 

 

W

 

Waafi

Waasuge

Wacays

Wadadiid

Walwaal

Warsame

Waynax

Wiilwaal

 

 

X

 

Xaabaale

Xaashi

Xaayow

Xalane

Xanaf

Xandule

Xarago

Xarbi

Xareed

Xariir

Xawaadle

Xayd

Xayd

Xiimaye

Xiis

Xirsi

Xujaale

Xuudi

Xuuxuule

 

 

Y

 

Yamyamle

Yelexow

Yoonis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Saaxiib, do you really think those are magacyo "Soomaaliyeed." I once replied a similar post like this one ee let's see if some of those are really magacyo "Soomaaliyeed." By magacyo Soomaaliyeed I literally mean they must be originated from the Soomaali language and have a Soomaali meaning, not Carabinized Soomaali words.

 

Now, let's see:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Saaxiib, do you really think these are magacyo "Soomaaliyeed." I once replied a similar post like this one ee let's see if some of those are really magacyo "Soomaaliyeed." By magacyo Soomaaliyeed I literally mean they must be originated from the Soomaali language and have a Soomaali meaning, not Carabinized Soomaali words.

 

Now, let's see:

 

A

 

Abshiro {from "abshir," of course}

Amran {from "amar," of course}

Asli {from "asal," of course}

Axado {from "axad," of course or Sunday}

 

B

 

Binti {from "bint," of course}

Bishaaro {from "bishaar," of course}

 

C

 

Carfi {I am not sure on this one}

Carwo {easy}

Cawrala {no need to explain}

Ceebla {la "ceeb"}

Cibaado {from "cibaada," of course}

Cowliya {from "awliya," of course}

 

D

 

Dahabo {no need to explain}

Dawo {if it is originated from "daawo" then it is a Carabi word}

Duco {from "duca," of course}

 

F

 

Fahiima {from "faham," of course}

Farax {from "farax," of course or happy}

Fariido {from "fariid," of course}

Faynuus {"faynuus" is an Carabi word}

 

J

 

Jamaad {from "jamaaca," of course}

 

K

 

Kaltuun {from "ibnu kalthun," of course}

Kowsar {from "kawthar," of course}

 

L

 

Luul {no need to explain}

 

M

 

Mulki {from "mulk," of course}

 

 

Q

 

Qamar {no need to explain, qamar or the moon}

 

R

 

Raxmo {from "raxma," of course}

 

S

 

Saado {from the Carabi letter of "saad", of course}

Samawada {"samo" of course}

Saxarla {no need to explain}

Shamis {from "shamsi," of course}

Sharaf {no need to explain}

Shariifo {from "sharaf," of course}

Shukri {from "shukran," of course}

 

 

X

 

Xaawo {no need to explain}

Xabiiba {from "xabiib," of course}

Xaliimo {no need to say}

Xoriyo {from "xuriya," of course}

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this