Sign in to follow this  
Deeq A.

(SAWIRRO) BREAKING NEWS:-Saraakiisha booliiska gobolka Bari oo soo bandhigay qaraxyo iyo rasaasta madaafiicda oo howlgallo lagusoo qabtay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa magaalada Boosaaso ku soo bandhigay Bambooyinka Gacanta laga tuuro iyo Xabadaha Mootar 60 oo ay ku soo qabteen Howlgalo maalmihii ugu dambeeyey ciidamadu ka sameynayeen gudaha Magaalada.

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska Gobalka Bari Axmed Jaraale oo saxaafadda qeybteed Boosaaso kula hadlay ayaa sheegay in howlgalada ay sameeyeen sidoo kale ku soo qabteen dad badan , waxaase uu xusay in baaritaano ku socdaan lana tuhun sanyahay.

DAAWO SAWIRRADA.

19961228_824870411006454_872326440308339 26907956_824870324339796_626464011398179 26907956_824870324339796_626464011398179 26907956_824870324339796_626464011398179 27072248_824870491006446_778651152973667 27332242_824870521006443_364184361084227 27332316_824870447673117_316275609884806

Puntlandi.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this