Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid wasiirkii beeraha Puntland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaaTacsi u diray dhammaan Umadda Puntland Qoyska iyo Eheladii uu kabaxayAllaah ha u naxariistee Marxuun Wasiir Cabdinuur Cilmi Maxamuud ( Biindhe) oo ahaa Wasiirkii Beeraha Puntlando o Saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku xanuunsanaa.

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa sigaar ah ugu Tacsiyeeyay dhammaan goleyaasha Dawladda Puntland oo uu ka mid ahaa Marxuun Wasiir Cabdinuur Cilmi Maxamuud wuxuuna Madaxweynuhu Alle uga baryay Marxuunka in uuJannadiisii Fardowso kawaraabiyo.

Aamiin Aamiin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this