Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii beeraha dowlada Puntland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirkii wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee dowladda Puntland Cabdinuur Cilmi Qaaje “Biindhe” ayaa goor dhowayd ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Wasiirka beeraha ayaa muddo xanuunsanaa, isagoo dhawaan loo qaaday magaalada Muqdisho, si xaaladiisa caafimaad halkaas loogusoo dabiibo, Waxaana uu la dhibaataysnaa cudurka macaanka.

Waxaa geerida wasiirka warisdaha Puntlandi u xaqiijiyay xildhibaan Sharmaarke Garaad Saleebaan oo katirsan barlamaanka Soomaaliya.

16930917_1851906208413840_696729123_o.jp

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this