Abdulladiif Al-Fiqih Posted January 5, 2009 Gabaygan waxaan gocdey tirintiisa horraantii 2008, waanse ka wahsaday. Horraantii Bisha November 2008, ka dib markii la I weydiiyey maxay dawlad Soomaaliyeed u cago dhigan la’dahay ayaan ebyey curintiisa. Waxaan ku tiriyey Magaalada Khartoum, waxaanan ku halqabsaday Axmed Jaalle oo ah nin Soomaalinimadu aad ula weyn tahay. Dawladnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted January 5, 2009 Tixdan gaabani waxay raad raac u tahay, gabaygii qaaliga ahaa ee Dawladnimo ee uu xaaladda Soomaaliya ka tiriyey abwaanka qiimaha iyo qaderinta mudan Xuseen Cabdi Xalane. Waxa aan tixdan curiyay bishan Diisambar 20 keedii 2008. Ninka aan ku hal qabsaday waa Axmed Cabdiraxmaan X. Xasan oo ah nin aanu saaxiib ku nahay fikirka, Soomaalinimaduna qiimo weyn ugu fadhido. Axmed waxaaan ku halqabsaday in badan oo maansooyinkayga ka mid ah. Tixdii Durugtay Dawladnimo waa tan ee iga guddooma Durugtey Dawladnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted January 5, 2009 Gabaygani wuxuu **** socdaa labadii gabay ee ay kala tiriyeen abwaan Xuseen Cabdi Xalane iyo abwaan Maxamed Hirad. Sida kuwaa hore ayuu gabaygani wax ka sawirayaa foolxumada Soomaaliyi ku sugan tahay. Waxaan u arkaa in xalku yahay ku dhaqanka shareecada Islaamka oo keliya. Nafta Doy Ibleys ugu Rid Quote Share this post Link to post Share on other sites