Sign in to follow this  
Deeq A.

(SAWIRRO) Xarun lagu tababaro barlamaanada Soomaaliya oo Puntland laga hirgalinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Abuja (Puntlandi) Gudddoomiyaha barlamaanka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka NIgeria, ayaa maanta kullan muhiiim ah ku leh Xarunta ugu weyn ee UNDP ay ku leedahay Magaalada Abuja ee Dalka Nigeria.

Kullankaan ayaa waxaa goob-joog ahaa Madaxa ugu sareeya hay’adda UNDP ee dalka Nigeria ku-xigeenkiisa iyo Mas’uuliyiin kale.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee aan ka wada hadalay waa sidii Puntland looga aas-aasi lahaa xarun lagu tababaro Baarlamaanka Puntland iyo waliba baarlamaanada kale ee Soomaaliya, taasoo magaceedana loo bixiya ( Puntland Institute for lagislator studies).

Waftigayaga Baarlamaanka Puntland ee ku sugan Nigeria ee uu hogaaminayo Gudoomiye Axmed Cali Xaashi ayaa shalay kulama la yeeshay Xubno ka tirsan labada Aqal ee Nigeria NASS ( National Assembly) iyo A Senate ka.


27066756_1704242606298714_31940744610801 26991623_1704242529632055_34824695666951 26991792_1704242526298722_66900847877469 26991843_1704242612965380_29777453934954

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this