Bluelicious Posted January 20, 2012 Showqi;777378 wrote: Blue, Thread-kan dadka waalan ayuun baa soo gala. Can't you see: Wyre, Fisher Man, Rudy iyo Mustafe kuligood waa Qac Lol well I like the crazy club atleast they are funny and entertaining which is always a good thing. I know Rudy is hilarious but I don't know about the other guys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sierra Posted January 20, 2012 Somalina;777320 wrote: OMG...qosolka ba iga dhamatey!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 6, 2012 Somalina;712025 wrote: Alaabtaan soo socota qosol ma ahan laakiin waxaa Af Soomaliga 2011 lagu hadlo. 1. Igu lambary – waa lambarkaaga ii qor 2. Waa baska dambe – waa carmal 3. Waan ka lushaa – waan jecelahay 4. Cid kale ay urarantahay – mid kale ayey la wadaa 5. Gaarigayga maahan – noocan kama helo 6. Igu liq - warka isii 7. Dawami – dhib 8. Wa igu jiq – mobelkaa iga madhan 9. Igu looxo – lacag isii 10. Waan tufay - waan nacay 11. Waa igu jug – meel bay iiga taalaa 12. Luuq buu ku jiraa – waa xaas 13. Igu ifi caawa – aynu kulano caawa 14 Wuu dhalaalayaa – dibaduu ka yimid 15. Biyaha dahabka iga daa – beenta iga daa 16. Way tigtigantahay – waa tahriib 17. Jeebkiisaa qoslaya – waa oday 18. Lug bay aastay – way guursatay 19. Tacsibaa utaal – waa lala guursaday 20. Laydhka iga daa iyo qaar kaloo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin. Somalina, abaayo adi ciyaal xaafad aa tahay maahino? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 17, 2012 Niman shaqo la'aan hayso badanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 17, 2012 loooool@ indeed. Gabdhaha Holland waa masakiin, waa runtii. laakinse Mareekan kumu darin maxaa dhacay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 26, 2012 Nin iskool baraayfit eh macallin ka eh oo English for Africa dhammeeyey aa la dhahay jumladdaan Af Soomaaliag eh English u beddel: Geedka rag la yiraa ciyaar ciyaar maaha Markasuu yiri: Waa fududahay: The tree called man is not play play! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 26, 2012 Carafaat;790456 wrote: loooool@ indeed. Gabdhaha Holland waa masakiin, waa runtii. laakinse Mareekan kumu darin maxaa dhacay? Kuwa Maraykan anaa warkooda kuu haya balse facshirka kuma shaacin karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 26, 2012 Maaddeey;795215 wrote: Nin iskool baraayfit eh macallin ka eh oo English for Africa dhammeeyey aa la dhahay jumladdaan Af Soomaaliag eh English u beddel: Geedka rag la yiraa ciyaar ciyaar maaha Markasuu yiri: Waa fududahay: The tree called man is not play play ! this has jump-started my Sunday morning. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 27, 2012 Taleexi;795253 wrote: Kuwa Maraykan anaa warkooda kuu haya balse facshirka kuma shaacin karo. Wayahee waa no privateka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 27, 2012 Taleexi;795254 wrote: this has jump-started my Sunday morning. Monday morning-na middaan hoo: Mid reer Xamar ah ayaa walaalkiis oo dibadda jooga soo wacay isagoo meel buuq ah jooga, wada sheekeysigii sidan buu u dhacay: Walaalkii: Maxaa waaye meeshaan buuqa aa joogtid?. Wiilkii: Koo Moo r yaan eh aa meeshaan dad ku dilay? Walaalkii: Qabiil maashee waaye?. Wiilkii: (dad badan baa meesha jooga in la fahmona ma rabo) Axmad Naaji... Ku darso Walaalkii: kax kax kax waa kasi, yaas ka yahay?. Wiilkii: Faadumo Qaasim... ku darso!. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 27, 2012 Ar waa la wareeray hadii reer xamarkii iyaga iska dhaafee eyba dadkii kale u abtirinayaan,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 Shabaabis are funny. luckily humor hasnt been forbidden. Maddeey so daa mid kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 1, 2012 ^sxb, you are every where. ma is ogtahay horta? Tanna qabsada: Koo reer Xamar eh magaalada ku shiiday, wuxuu maqlay in Gaalkacyo shaqo taallo, maadaama uu sharqaanle yahay. Markuu Gaalkacyo aaday wax u imaanaayo ma leh illeyn weli lama barane, marka isaga ayaa wareega oo yiraahda: "Ani sharqaanle khatar eh aan ahay, wax kasto waa tolaa, good buqsan, gorgoro, surweel, saako tutti waa tolaa noo". Saaxiibkaa wax fahmaayo ma leh, waa la fiiriyaa waa laga gudbaa lee. Markii dambe dadkaan sey u hadlaan inuu wax ku naadiyo uu billaabay: 'Waa dawaarlihiinnii, kob & karinba waan tolaa, iigu kaalaya quracaa hoostiisa'. ninkii caan buu noqday, marka maalin buu gurigooda soo wacay, walaalkiis Abees aa taleefanka ka qabtay: 'War Uweys, bal iska warrama, anigu waan ladnahay, waan cunahayaa oo waan cabahayaa..' markuu intaas maraayo uu Abees speaker-phone-kii shiday, aabihiisaa hadalka maqlay, markaasuu yiri: 'Waraa Abees, maxaa waaye saacaddaan ood raadiyaha dhegeysanoosid?' Abees wuxuu yiri: 'Abbaa, raadiye maahinee waxa waaye Axmadeey oo af raadiye ku hadlooyo' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 2, 2012 Galkacyo folks are so funny. loooool@cunahayaa oo waan cabahayaa.looool Quote Share this post Link to post Share on other sites