Sign in to follow this  
Deeq A.

Garowe:- Macadkha Al- ITQAAN ee barshada Qur’aanka oo hab Online oo casri ah soo kordhiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

 27157081_534119480320263_136550961_n.jpgMachadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed  gaar ahaan reer Puntland ugu  bishaaraynayaa inuu soo kordhiyay hab cusub oo Online ah (Maqal iyo Muuqaal) oo aad Qur’aan iyo Culuumtiisa  ku dhigan karto, adigoo jooga goobkasta.

Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa  waxaa wax ku baran kara Caruur iyo Waalidba waxaana ka helaysaa barashada

  1. Higaada carabig.
  2. Barashada Qur’aanka Kariimka ah.
  3. Tajwiidka [qurxinta quraanka] & ducooyinka
  4. Caqiidada Islaamka.
  5. Fiqiga iyo Axkaamta
  6. Siirada Rasuulka [taariikhda islaamka]
  7. Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah
  8. Xadiiska Nabiga SCW
  9. Luqada Carabiga, Somaliga, iyo dhamaan Culuumta barashada Diinta Islaamka.

Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxaa casharadu ku baxayaan ONLINE IYO IMAANSHO, wuxuuna ku yaalaa Magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana diyaar kuugu ah Macalimiin Soomaali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka.

Machadku waxa uu qaadanayaa arday cusub oo isugu jirta Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah!
Machadkan waxaa loogu tala galay Walaalada Soomaaliyeed ee Qurbo Jooga ah.

Macadku wuxuu habka Online-ka ah wax kuugu baraayaa dhamaan baraha Bulshada (Social media) sida Skype, Viber, Whats App, Youtube iyo sidoo kale Telephone free ah oo aad Dal iyo Dibad ka soo wici kartid lagaana soo wici karo

WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD KALA XIRIIRI KARTAA:

Tel+252906790745/+252661703694

Whets App number +252907512121

Vibe number +252907512121

Skype: alitqaan114@outlook.com

Email kadiid8@gmail.com

 

 

The post Garowe:- Macadkha Al- ITQAAN ee barshada Qur’aanka oo hab Online oo casri ah soo kordhiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this