Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow Gaaray Magaalada Cadaado.

Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkaan waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Gal-Mudug Madaxweyne ku xigeenka iyo Madaxa Xukuumada.

Madaxweynaha ayaa si baalaran loogus oo dhoweeyay Magaalada Cadaado waxaana halkaasi kaga sii horeeyay Xildhibaano iyo Wasiirada Gal-Mudug.

Madaxweynaha ayaa xalin doono khilaafaadka soo kala dhaxgalay Gal-Mudug iyo Odoyaasha dhaqanka Cadaado.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa isla maanta tagaya magaalada Hobyo.

Faah Faahinta dib kala soco insha allah 

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post

The post Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this