Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay degmada Cadaado.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo weftigii la socday ayaa hadda soo gaaray magaalada cadaado, madaxweynuhu wuxuu hadda ku suganyahay garoonka diyaaradaha ee Cadaado.

Waxaa la filayaa inuu la kulmo odayaasha reer Cadaado oo kasoo horjeestay heshiiskii Xaaf iyo Shaakir.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu Odayaasha u saxiixo qodobbo dhowr ah oo ku saabsan horumarinta degaanka, sidoo kale waxay ka wada hadlayaan sidii loo dhisilahaa Galmudug ay dadka degaanku ku wada qanacsanyihiin.

Puntlandi.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this