Sign in to follow this  
Deeq A.

Thaabid oo Aqbalay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal uu u qeeybiyay Warbaahinta Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed ayuu ku aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Gudoomiye Thaabid ayaa faah faahiyay sababaha keenay qilaafkii sababay in xilka looga qaado ee dhexmaray isaga iyo madaxda sare ee dalka.

Gudoomiye Thaabid ayaa codsaday in ciidamada laga kor qaado Xarunta Dowlada Hoose si uu xilka u wareejiyo.

ugu dambeeyntii shacabka Muqdisho ayuu ugu baaqay in ay ilaaliyaan amaanka oo ay meel iska dhigaan wax kasta oo dhibaato keeni karaan islamarkaasina la la shaqeeyo dowlada.

Hoos ka Aqriso Qoraalka uu soo saaray Thaabid.

Thaabid-1.jpg?resize=720%2C960  Thaabid-2.jpg?resize=720%2C960

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Thaabid oo Aqbalay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne Farmaajo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this