Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho.

Waxa ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka in ay doonayso in  hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad.

aA44-1132x670.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this