Deeq A. Posted January 21, 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku Wajahan magaalada Dekada Leh ee Hobyo. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo Madaxweynaha ayaa laga dareemayaa Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkaan waxaa ku wehlin doono Madaxweynaha Gal-Mudug iyo Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sh Shaakir. Madaxweynaha ayaa xariga ka jari doono Degmada Magaalada Hobyo halkaasi oo dib u dhis lagu sameeyay. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa magaaladaasi ka dhagax dhigi doono mashaariic hormarineed. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Degmada Hobyo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites