Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:- Gudoonka Baarlamaanka oo War ka soo saaray Maqaamka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoonka Aqal hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa War ka soo saaray cida leh go’aan ka gaarista Maqaamka Caasimada dalka ee Muqdisho, oo ay maalmahan xiisad siyaasadeed ka taagnayd.

War-saxaafadeed ay goor-dhaweyd oo galabta ah soo saareen Gudoonka Aqal hoose ee Baarlamaanka ayaa lagu sheegay in la dhowro Dastuurka iyo dowladnimada, ka go’aan gaarista Maqaamka Caasimaduna ay tahay awood u gaar ah Barlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Gudoonka Baarlamaanka

GUDOONKA.jpg?resize=771%2C976

PUNTLAND POST

The post Akhriso:- Gudoonka Baarlamaanka oo War ka soo saaray Maqaamka Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this