Sign in to follow this  
Deeq A.

Odayaasha Xamar oo ka horyimid hadalkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa dhulka lama hibayn karo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Odayaasha Xamar ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kagasoo horjeedaan go’aankii madaxweyne Farmaajo ee ahaa inaanan dhulka dowladda cidina loo hibayn karin.

Odayaasha Xamar waxay go’aanka madaxweynaha ku tilmaamay mid aan iyaga u qalmin oo sidoo kale loogu danleeyay in lagu magac dilo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

odayaasha.jpgodayaasha1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this