Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Marxuumad Dahabo Faarax Ciise oo Maanta ku Geeriyootay Minneapolis

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Gees Cade geerida kubtimid Hooyo Dahabo farah Isse (Dahabo kharshe) oo ku geeriyootay Minnesota USA date 18/01/2018 time 10:30 pm USA time .

Waxaa Marxuumada Illaahay looga baryayaa Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in ilaahay samir ka siiyo dhamaaan Ehelka oo idil.

Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa sigaara ugu tacsiyeynaya Mahdi Gees Cade geerida ku timid Hooyadiis Dahabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this