Sign in to follow this  
Deeq A.

TACSI : – Jaaliyada Puntland/Jubbaland waxay Tacsi u dirayaan Qoyska reer Xuseen Daaniye iyo Qoyska reer Cartan shire Geerida Hooyo Cibaado Cartan Shire oo galabta ku geeriyootay Magaalada Nairobi – Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

images-1.jpg

INAA LILAAHU WA INAA ILEYHU RAAJUCUUN.

GEERIDU WAA XAQ.

Waxaa Allaah ha u naxariistee galabta oo ah khamiis 18.01.2018 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Cariga Kenya Marxuumad Hooyo Cibaado Cartan Shire.

Jaaliyada Puntland/ Jubbaland ee Dalka Danmark iyagoo ka tiiraaneysan geeridaa naxdinta leh ee ku timid Allaah ha u naxariistee Hooyo Cibaado Cartan Shire, waxay tacsi u dirayaan dhamaan Awlaadii ay ka baxday ee Reer Xuseen Sheikh Mohamed- Bashiir ( Reer Xuseen Daaniye) iyo dhamaan qoyska reer Cartan Shire Guuye, Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Marxuumad.

Waxeyna Illaahay Marxuumada uga baryayaan dambi dhaaf, Naxariis iyo inuu jannadiisa Fardousa ka waraabiyo, Awaladii iyo Ehelkii ay ka baxdeyna Allaah Samir iyo iimaan ka siiyo.

Sidoo kale Maamulka iyo Hawlwadeenada Shabkada Puntlandi waxay tacsi gaar ah oo tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Walaal Maxamed Xuseen Daaniye iyo dhamaan qoyska reer Xuseen Daaniye geeridaa ku timid hooyadood Cibaado Cartan Shire, waxyna marxuumada Ebbe uga baryayaan Dembi dhaaf iyo Naxriis, qoyskii iyo Ehelkii ay ka baxdeyna Illaah samir iyo iimaan ka siiyo

Xubnaha Jaaliyada ee Tacsida diraya :-

Bootan Bare Samatar
Abdi Abshir Aden
Xuseen Cabdullaahi Khaliif (Naftixoor)
Caaqil Maxamed Farax Sandheer
Suldaan Xuseen Ramadaan
Dr.Said Ahmed oor
Dr.Ahmed Cabdulqadir Cadceed
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Cali Daahir Jamac Kawis ( Qalinle)
Cabdirisaq Khalif Xirsi ( Biine )
Sharmaake C.Farax Qambi iyo xaaskiisa Deeqa Cabdi Nuur

Cabdirisaaq Yusuf Cali Xoosh
Cabdikariin Ciise Cali
Oday Qandala
Abdi Xasan Abuukar
Suldaan Maxamuud Geele Cumar
Hussein Baynax Barre
Nabdoon Maxamed Aden Rooble
Suldaan Cabdirisaq Xirsi Carab
Eedo Xaliimo Soofe
Haweeyo Farax
Baashi Xasan Tubaako
Axmed Dibe
Cabdinaasir Wacbuudhan
Cabdirshiid Burburshe
Saciid Cabdille Cali Ilweyn
Cumar Sheikh Xaashi
Cali Foor
Cabdirshiid Siyaasi
Jamac Axmed Nuur
Cabdimaalik Qar iskaxoor
Cabdullahi Guuleed
Ibraahim Cabdi Qayaad
Liibaan Farax Xayir
Maxamed Axmed(Bashiir Cagay)
Cabdulahi xuseen Calas
Cabdirshiid Shirwac
Maxamed Jamac Sooyaan
Mohamuud Khaliif

Abdijabar shekh cumar(Afguriye)
Faadumo abdiraxmar max,ed(dhoodi)
Cabdiqadir Khalif Xirsi Dhamac (Biine)
Cabdi Dhaanjoor
Cabdi Sahid Axmed Barre
Cabdullahi Warsame Xasan
Ahmed A. Osman
Cabdirisaq Sanweyne
Maxamuud Axmed Cali (Ilkacase)
Dr.Mohamed Jamac
Dr.Cabdirizak Jamac Ciise
Sheekh Ibraahim Saalax Aadan
Cabdicasiis Gurxan
Cbdullaahi Xaashi Wayrax
Dr.Cabdi Muuse Shiil
Cabdikhaliif Mire

Cabdirashiid Jamac Ciise
Ex- Govoner Maxamed Faarax Ciise
Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Jamac
Oday Yuusuf Shancad
Cabdi Xasan Ciid
Abdulaahi shiine
Bashiir Quule
Maxamuud cigaal Jakarab
Mohamoud Omar Bulqaas
Mohamed Abdulaahi Hussein (Shoortaayo)
Mohamoud Osman (Surka)
Ahmed Hussein Farax (Heeryo)
Salah Said Diiriye
Maxamuud Xarago
Mustafe Yare
Yusuf Cartan
Abdullaahi Ahmed Haragweyn
Eng.Omar Mohamoud

Abdiqadir Sandeyl
Cabdirisaq Cali Xaaji(Namhaan)
Farah Isse Said
Siciid Xuseen Faarax
Siciid Maxamed Siciid
Faadumo Cali Maxamed
Xaawo Shabac
Mulaaxo Xaraare
Sahra Faarah
Isir M Dhoore
Asli Cabdulaahi Madaxey
Maryan Jamac Aar
Faadumo Axmed Ciid
Ubax Axmed Ciid
Bashiir Cali Adan
Maxamed Axmed Shiino
Abdirahman Hirsi Noor(Shiine)

Ahmed Mohamed Isse(Dhakal)
Jibriil Adan Galool
Siciid Shabaab
Daahir Maxamed Cali Cariif
Cadnaan Maxamed Cusmaan
Ubax Maxamed Cusmaan
Idiris Xaaji Cali
Cabdirisaaq Jamac Xasan
Mursal Dhagaweyne
Warsame Dhagacade
Muuse Caydaruus
Caydaruus Jamac Faarax
Farxaan Ali Haashi
Siciido Cusmaan Xaaji

Xaawo Abdi Abshir
Sucaad Mohamed Baynax
Farxiyo Hassan Siciid
caasho Koronto
Farxiya Xasan Cali Xaashi
Sahro Xasan Cali Xaashi
Khadiijo Xaaji Axmed
Ubax Maxamuud Kadawe
Caasho Cusmaan Firin
Sureer Cali Maad
Hodan jeer Jeer
Canab Cabaase
Hodan Yusuf Nuux

Hooyo Canab Xuseen Xaraare
Idil Xasan Cusmaan Kenadiid
Sagal diiriye Colaad
Abdihalim M.Ali-ilwen
Ahmed Mohamed Nuur
Axmed Cabdi Yusuf
Siciido Adan Bidaar
Mohamed Shukri
Cabdulaahi Joocaar
Maxamed Xasan Dooyo
Cabdulaahi Hoover

Yusuf Ilweyn
Iiman Maxamed Cali
Farax Camashuluq
Cabdinasir Axmed Cigaal
Abdifatah Ali Maas
Cabdulaahi Gabeyre
Cali Geel-xoor
Maxamed Yusuf Qaylo
Cabdirashiid Khaliif
Nuune salaad

Saciid Daahir Barkhadle
Cali Ciise Dheere
Mahad Ali Mohamed( Qoloocow)
Mohamed Guray
Mohamed Abdulaahi Haashi (Elay)
Mohamoud Muse Hasan Weli
Mohamoud A/qadir Haaji
Mohamed Ali Dheere
Axmed Wariye
Cabdiraxiin Xasan Jabuuti
Saciiid Karuur
Maxamuud Xaamud
Maxamed Ciise Cabdi
Abdulaahi Ali Shaandhe iyo Mumtaas Mohamed Faraax
Najiib Qoob-leex iyo Jamiilo Looyaan
Axmed Faarax Siciid
Maxamed Cali
Mohamed Abdi Cartan.

FB_IMG_1497216468484.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this