Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Taliye ku xigeenkii ciidanka badda Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ku xigeenkii ciidanka badda, Janaraal Siciid Mariino goor dhaw lagu dilay gudaha dekada Muqdisho.

Waxa dilka gaystay korneyl ka tirsan miltariga oo ay is af dhaafeen.

Wixii faahfaahin kala socda Puntlandi

26731523_1758781031092289_39126365599073

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this