Sign in to follow this  
Deeq A.

TACSI : – Warsidaha Puntlandi oo Tacsi u diraya Al- Fanaan Farxaan Xidig oo Hooyadii ku geeriyootay magaalada Boorame

Recommended Posts

Deeq A.   

images-1.jpg

INAA LILAAHI WA INAA ILEHI RAAJUCUUN

Maamulka iyo Hawlwadeenada Shabkada Puntlandi waxay iyagoo ka tiiranyeysan tacsi u dirayaan Fanaan Farxaan Xidig oo hooyadii Xasno Cumar Cigale ay ku geeriyootay shalay Magaalada Boorame ee Gobalka Awdal.

Haddaba, annagoo ka murugeysan,geerida naxdinta leh, waxaanu Marxuumada Allaah uga baryeynaa dembi dhaaf iyo naxariis, qoyskii, ehelladii iyo asxaabtii ay ka baxdeyna in Ebbe Samir iyo iimaan ka siiyo – Aamiin.

FB_IMG_1497216468484.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this