Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:-Dab Khasaaro dhaliyay oo ka kacay Guri ku yaalla Degmada Yaaqshiid

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho-(Caasimadda Online)-Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in guri ku yaalla degamadaas uu ka kacay dab khasaaro dhaliyay.

Guriga uu dabkan ka kacay ayaa u dhow Xarunta degmada Yaaqshiid oo ku taalla Xaafada Suuq Bacaad,waxa ayna Goobjoogayaal ay sheegeen in uu debka dhammaan Baabi’iyay Guriga.

Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya Burburka uu Guriga u geystay debka iyo in ay Gubteen Agabkii kala duwanaa ee Gurigaas yaalay.

Dadka ka Agdhow Guriga ayaa bilaabay in ay u gurmadaan Qoyskas uu Gurigooda dabka ka kacay si ay u demiyeen Weli lama sheegin khasaaro nafeed ee uu geystay debkaas.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

2-42.jpg?resize=690%2C1227&ssl=11-42.jpg?resize=696%2C392&ssl=1

 Caasimada Online
Xafiiska muqdisho

Caasimada@live.com

The post Sawirro:-Dab Khasaaro dhaliyay oo ka kacay Guri ku yaalla Degmada Yaaqshiid appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this