Sign in to follow this  
Deeq A.

BARNAAMIJ LOOGU MAGAC DARY SUUQ OO LAGU SOO BANDHIGAYA BOSASO

Recommended Posts

Deeq A.   

BOSASO[Puntland Post]-Munasabad lagu daah- furayey barnaamij cusub oo loogu magac daray Suuq ilamarkaan aad qab online ah wax ugu iibsan karto ayaa lagu qabtay magaaladda Bosaso ee xarunta gobalka Bari,.

Barnaamijka Suuq ayaa waxa soo bandhigaya shirkada SOMALI Developres waana mid ku cusub Deegnada Puntland.
Daah-furka adeega Suuq ayaa waxa ka qeybgalay Wasiir ku-xigeenka wasaradda Amniga ee DFS wasiir u dawlaha wasaradda warfaafinta Puntland masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Cabdixakiin Yuusuf Muuse oo ugu horan ka hadlaya goobta ayaa sheegay in soo wadan barnaamijyo cusub oo kale islamarkan bulshad u faa,idaynaya.

Wasiir-ku xigeenka wasaradda Amniga ee Soomaliya ayaa shirkada ku dhiirigaliyey in ay dadaalka ay sii wadan.

Wasiir u-dawlaha wasarada warfaafinta Puntland Cabdifatax Nuur Ashkar ayaa si rasmi ah u daah-furay shirkad SOMALI Developres iyo adeega cusub ee Suuq.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

IMG_0371-Copy.jpg?resize=1000%2C667IMG_0376.jpg?resize=1000%2C667IMG_0382.jpg?resize=1000%2C667IMG_0386.jpg?resize=1000%2C667IMG_0389-Copy.jpg?resize=1000%2C667IMG_0393-Copy.jpg?resize=1000%2C667IMG_0394.jpg?resize=1000%2C667IMG_0395.jpg?resize=1000%2C667IMG_0403.jpg?resize=1000%2C667IMG_0408-Copy.jpg?resize=1000%2C667IMG_0414.jpg?resize=1000%2C667IMG_0423.jpg?resize=1000%2C667

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST-BOSASO

The post BARNAAMIJ LOOGU MAGAC DARY SUUQ OO LAGU SOO BANDHIGAYA BOSASO appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this