Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo si aan horay loo arag usoo dhaweeyay Shariif Xasan

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhow ka degay Caasimadda Maamulka Galmudug ee Dhuusamreeb.

Hogaamiyaha ayaa waxaa wehlinaayay mas’uuliyiin ka kala tirsan labada Gole ee maamulkiisa, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay dhigiisa maamulka Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa horay u gaaray Madaxda Hirshabelle iyo Puntland oo dib uga biirtay shirka.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan madax kala duwan, waxaana lagu wadaa inuu ka furmo shirka lagu mideynaayo Galmudug iyo Ahlusunna.

1-22.jpg?w=696

2-20.jpg?w=696

3-14.jpg?w=696

The post Sawirro: Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo si aan horay loo arag usoo dhaweeyay Shariif Xasan appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this