Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo Si Balaaran loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si weeyn loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gal-Mudug.

Madaxweyne Gaas ayaa Waxaa Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay si wadajir ah Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa xukuumada Gal-Mudug Sh Shaakir.

Dadweyne farabadan ayaa ku soo dhoweeyay wafdiga Madaxweyne Gaas gudaha magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aanu Marti ka aheyn magaalada Dhuusamareeb isaga oo sheegay in ay tahay magaaladii uu ku dhashay kuna bar baaray uu wax ku bartay.

Madaxweyne Gaas ayaa ka qeeybgali doono munaasabada Dhameeytirka heshiiska Gal-Mudug iyo Ahlusunno.

Dhanka kale waxaa magaalada Dhuusamareeb gaaray Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo si aad ah loogu soo Dhoweeyay.

Hoos ka Daawo Sawirada

1-1.jpg?resize=960%2C6402-1.jpg?resize=960%2C6403-1.jpg?resize=960%2C6404-1.jpg?resize=960%2C6405-1.jpg?resize=960%2C6406.jpg?resize=960%2C6407.jpg?resize=960%2C6408.jpg?resize=960%2C6409.jpg?resize=960%2C64010.jpg?resize=960%2C64011.jpg?resize=960%2C64012-1.jpg?resize=960%2C640

 

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post 

The post Madaxweyne Gaas oo Si Balaaran loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this