Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo Si weeyn loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Galinkii Dambe ee Galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb  ee xarunta Gal-Mudug.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa si weeyn loogu soo dhoweeyay Magaaladaasi Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-Gaduud.

Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug, wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Wafdiga ayaa waxaa dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Waxaana ku Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale oo kusugnaa magaaladaasi.

Amaanka magaalada Dhuuso Mareeb ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo amniga ay sugayaan ciidamo aad u farabadan.

Caawa ayaa waxaa magaalada Dhuusamareeb waxaa ka socoto Xaflad ay si rasmi ah ugu midoobayaa Gal-Mudug iyo Ahlusunno.

Hoos ka Daawo Muuqaalka 

Xigasho Muuqaalka  SNTV

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Madaxweyne Farmaajo oo Si weeyn loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this