Sign in to follow this  
Deeq A.

Wakaaladda Xoogga Korontada Eeneeye oo ka jawaabtay Cabasho kasoo baxday Shirkadda Golis

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso[Puntland Post]-Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee Eeneeye Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis, taasi oo farriimo qoraaleed u dirtay macaamiisheeda ku eedaysay Eeneeye inay jartay adeegyo Internet iyo xargo taleefano oo shirkaddu ay lahayd.

Maamulka Eeneeye ayaa Shir jara’id uu ku qabtay maanta xafiiskiisa Boosaaso,waxaa uu sheegay in aanay waxba ka jirin eedaynta shirkadda Golis,waxaana ay wax laga xumaado ku tilmaameen inay iyadoo adeegsanaysa Isgaarsiinta ay si khaldan u isticmaasho fidinta warar been ah.
Hoos ka akhriso

unnamed-27.jpg?resize=691%2C894

unnamed-1-7.jpg?resize=691%2C894

Cabdiqani Boos 

Puntland Post-Bosaso

The post Wakaaladda Xoogga Korontada Eeneeye oo ka jawaabtay Cabasho kasoo baxday Shirkadda Golis appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this