Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo;-Wasiir Qarjab ”Somalilaand waxa ay Taagertaa Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso-[Puntland Post]-Wasiirka Warfaafinta, Isgaariisiinta iyo dhaqanka ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta  la hadley saxaafada ku warbaahinta magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari,

Cabdi Xirsi ayaa ka hadley arrimo ay ka mid yihiin Tukaraq iyo waxa ka soo cusboonaadey, safarkii Madaxweyne Farmaajo, fadeexad ay gashey BBC ee la xiriirta booqashadii Farmaajo ee Boosaaso iyo arrimo kale.

 

Cabdiqani Boos 

Puntland Post- Bosaso

The post Daawo;-Wasiir Qarjab ”Somalilaand waxa ay Taagertaa Al-Shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this