Sign in to follow this  
Deeq A.

Habka cusub ee booliska Soomaaliya u shaqeyn doono

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa kawada shaqaynaya sida ay Soomaaliya ku lahaan lahayd ciidamo Booliis ah oo gaaraya 32,000.

Booliskan ayaa isugu jiri doona mid heer Federaal iyo mid heer dowlad goboleed ah, waxaana qorshahaan ka qayb qaadan doona Qaramada Midoobay iyo wadamada IGAD ku jira.

Hoos ka daawo Video ka hadlaya.

Xuquuqda Video-gan waxaa leh boga Youtube-ka ee UNSOM

The post Habka cusub ee booliska Soomaaliya u shaqeyn doono appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this