Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo la filayo inuu u safro magaalada Dhuuso mareeb.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Gaas iyo wafdi uu hogamaminayo ayaa la filayaa inay magaalada Dhuus mareeb uga qeyb galaya xaflad lagu dhameystirayo heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Madaxweyne Gaas ayaa kamid noqonaya wafuud badan oo maanta tagaya Dhuuso mareeb, waxaana kamid ah madaxweyne Farmaajo oo isagana ku wajahan Dhuuso mareeb.

Maalinta berrito ayay dhicidoonta xaflada dhameystirka heshiiska.

Puntlandi.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this