Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Odaygi Reer xamarka Nabadoonka ahaa maxaas dhahay:

Recommended Posts

Odaygi ku jiray Nabadoonada loo dartay cali mahdi iyo ee ceydiid oo dhashay reer xamar ayaa waxa la dhahay hadal hee.

 

oddaygi reer xamarka: Cali mahdi iyo ceydiid dagaalna ha joojiyaan, miisku garaacay aso qeelinaayay, odayaashi afka taagay is weydiiyay oo qaasim muxuu soo wadaa afka tagen..hadalkiisa ku dhameeya; hadeey JOOOJI WAYAAN , HADEEY JOOJI WAYAAN haya-reeeyaan..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shekadaan been abuur qaatay.

 

Macalinka faruurta xabada ka goosay, ee jirka nagaha meel kamid ah loogu-kabay..ee marki loo sheegay hebeloow faruurtaada kabkeeda ma taqaaan loona shegay; wuxuu ku jawabay:

MAASHA MARKI FARUURTEEY TAABTO DAREEENKEE KACAAYAY!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this