Yaabka-Yaabkiis Posted April 16, 2008 Odaygi ku jiray Nabadoonada loo dartay cali mahdi iyo ee ceydiid oo dhashay reer xamar ayaa waxa la dhahay hadal hee. oddaygi reer xamarka: Cali mahdi iyo ceydiid dagaalna ha joojiyaan, miisku garaacay aso qeelinaayay, odayaashi afka taagay is weydiiyay oo qaasim muxuu soo wadaa afka tagen..hadalkiisa ku dhameeya; hadeey JOOOJI WAYAAN , HADEEY JOOJI WAYAAN haya-reeeyaan.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted April 16, 2008 Shekadaan been abuur qaatay. Macalinka faruurta xabada ka goosay, ee jirka nagaha meel kamid ah loogu-kabay..ee marki loo sheegay hebeloow faruurtaada kabkeeda ma taqaaan loona shegay; wuxuu ku jawabay: MAASHA MARKI FARUURTEEY TAABTO DAREEENKEE KACAAYAY!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites