Sign in to follow this  
Deeq A.

Garbahaareey Oo Lagu dilay Qof Muruq-maal Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Hal qof oo muruq-maal ah ayaa Ku geeriyoodey halka labo kalena Ay Ku dhaawac meen gudaha degmada Garbahaarey ka dib markii ay rasaas ku fureen ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland.

Arrintan ayaa timid kadib markii rag hubeysan  oo ciidamada Jubbalad ah ay diideen dhismaha guri lagu sheegay in uu leeyahay Maxamed Kadiye oo u shaqeeya WFP, iyaga oo ku doodaya in dhismaha uu qeyb ka yahay Isbitaal dowladeed.

Xiisad ayaa weli taagan, waxaana lagu waramayaa in odoyaasha iyo bulshada deegaanka isku soo baxeen.

ciidamo ka tirsan kuwa Jubaland dhismo guri ee Ay ka shaqeynayeen  ninka dhintey iyo kiwa dhaswaca ah,xiisad ayaa xilligan ka taagan degmadaasi oo LA xariirta dhacdadasi.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this