Sign in to follow this  
Deeq A.

Wacyi galin ku saabsan horumarinta canshuuraha oo lagu qabtay Bursaalax.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka degmada Bursaalax iyo wafdi kasocda Wasaaradda Arimaha gudaha dawladda Puntland iyo khabiiro weheliyey wafdiga ayaa waxay shirwayne u qabteen in kabadan 500 oo ah bulshada ku nool degmada Bursaalax.

Dadkaan ayaa  la iskugu yeeray wacyigelin dhanka horumarinta canshuuraha degmada Bursaalax ka bilaamay.

Nidaamka canshuuraha ayaa meel fiican ka maraya degmada, waxaana barbar socda wadatashi ku aadan baahiyaha asaasigaa ee bulshada Bursaalax u baahantahay in loo hirgeliyo sida ugu dhaqsaha badan.

26731334_1978723772340424_78810786754409

26733430_1978723695673765_61849598189604

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this