Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

iLA QOSOL: WAGI SOMALIYA

Recommended Posts

Waxa jeclahay badankiin in aad maqasheen sheekada dhaxmartay hooyo iyo wiilkeda yar.

 

Wiilka: Hooyo aabe maxa bidaarta u yeelay.

Hooyo: Wiilkeyga caqliga waaaye.

Wiilka: Hooyo adi Bidaar malihid. Dabaal maa tahay? ........

 

 

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

:D:D @ hooyo dabaal maa tahay. Thanks Yaabka.

 

Here's one:

 

Nin ayaa shaqo loogu badalay Woqooyi, Maalin maalmaha ka mid ah ayuu galay Masaajid Hargaysa ku yaalay, maadaama uu ka soo dib dhacay jamaacadii ayuu keligii iska xirtay. Xogaa kadib ayuu gadaashiisa ka maqlay "Usalii, Usaliii..Faradal...."

Wuxuu dareemay in lagu soo daba xirtay faataxadii ayuu dabadeed kor u qaaday markuu dhammeeyay halkii uu ka filayay AAMIIN ayaa mid raggii kamid ah ku yiri kuwii kale "Car waa ninkii Ju' yiraahda mahadday JADHIIDH-NA noo keeneen oo yiraahdeen iimaan noqo".

Ninkii odayga ahaa makuu intaa maqlay ayuu khalkhalay, naxdin darteed markii uu faataxadii dhameeyay halkii laga rabay in uu suurad ku xijiyo, ayuu Ataxiyaatkii dabada u qabtay. Qoladii mid ka mid ah ayaa haddana yiri "Gaw, Waar waaxay dee? wixii Walla-weyn kaa keenay *&^%, markaad fariisato maxaad akhrini?".

-------

 

haha! Istaaqfurullah. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

One of my fav:

 

Labo nin oo saaxiibo ah, mid reer Waqooyi, kan kale reer Xamar ayaa isla shaqeyn jiray...Maalintii dambe kii reer Waqooyiga ahaa ayaa Xamar laga badalay shaqadiisa oo Hargeysa loo badalay...Dhowr sano kadib ayuu reer Waqooyigii kusoo noqday Xamar...Wuxuu soo booqday saxiibkii oo xaas yeeshay, cunug yarna loo dhalay...Iyagoo iska sheekeysanaayo oo meel taagan ayaa cunugtii kii reer Xamarka dhalay oo gurguuraneysa meesha soo martay...Markaasuu kii reer Waqooyiga yiri "Waar Axmadoow, waa tuma?"...Kii reer Xamarkii intuu xanaaqay, uu baakoor uuku tiirsanaa soo qabsaday uu yiri "waa tumee ma'ahinee, ana baakoortaan aan kugu jajabinaa"...

 

LOL LOL LOL!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yar somali sijuu sxba eheen somaliya yimid, ku xanuunsaday, waxa soo booqday geber eey isku barteen mugdisho:

 

Sijuu: soo dhawaaw sahra maanta wasoo dheeraatay, shaah haloo keeno.

 

Sahra: Sijuu aboo xanuunkaaada hada lee maqlay...

See isku Fiirinee hada ?

 

Sijuuu: :confused: Miyaarada isku fiiriyaa sis..

 

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this