Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku joogay Puntland, maantana ku wajahan Cadaado.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay socdaalkii dheeraa ee uu ku marayay gobolada Puntland, isagoo kusoo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo uu muddo labo cishe ah ku qaatay.

Madaxweynaha ayaa maanta u ambo baxay magaalada Cadaado ee xarunta kmg ah ee maamulka Galmudug, isagoo ugasii gudbidoona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Dowladda Puntland iyo shacabkeeda waxaa kasoo gabagaboobay todobaad lagu mashuulqsanaa soo dhowaynta wafdiga madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya uu ku joogay Puntland.

Puntlandi.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this