Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Madaxweyne Farmaajo oo tagay xaafada Baraxley

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Farmaajo oo uu wehliyo madaxweyne Gaas ayaa tagay xaafada Baraxley ee koonfurta Mudug, isagoo booqday xarumo waxbarsho iyo isbitaalka koonfurta Gaalkacyo.

Waxaa halkaas kusoo dhoweeyay madaxweyne Xaaf iyo maamulkiisa.

Ammaanka xaafada Baraxley ayaa si xoogan loo adkeeyay, iyadoo guud ahaan la xiray wadooyinka iyo meelaha madaxweynuhu kormeerka ku sameynayay.

Ciidamada nabad sugida Puntland ayaa guud ahaan la wareegay amamanka wafuuda madaxweynaha, waxaana la hakiyay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha inta wafuudu halkaas joogto.

Madaxweyne Farnaajo ayaa kadib kormeerkiisa Baraxley aadidoona Qado sharaf uu u sameeyay Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo kamid ah Isimada Puntland

Puntlandi.com

Gaalkacyo.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this