Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Magacyada Agaasimeyaasha Uu Magacaabay Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay illaa 4 agaasime oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan.

Agaasimayaasha ayaa waxaa ka mid ah agaasimaha guud ee wasaaradda diinta, agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, agaasimaha guud ee wasaaradda maalgashiga iyo agaasimaha maamulka iyo lacagta ee komishanka xakamaynta AIDs-ka

Agaasimeyaasha Ayaa Kala Ah;

1- Aadan Cabdillaahi Cabdille, agaasimaha guud ee wasaaradda diinta.

2- Prof. Maxamed Faarax Xareed, agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada.

3- Axmed Abokor Maxamed, agaasimaha guud ee wasaaradda maalgashiga.

4- Xamda Daahir Afqarshe, agaasimaha maamulka iyo lacagta ee komishanka xakamaynta AIDs-ka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this