Sign in to follow this  
Deeq A.

(DHEGAYSO) Madaxweytne Farmaajo,” Reer Puntland waxaan ka dhegaystay inay doonayaan in Soomaaliya lagu maamul nidaamka federalka lagana guuro 4.5

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha  dowladda federalka Soomaaliya, Farmaajo  ayaa dib u jeediyay talooyin tiro badan oo uu ka helay dadweynaha Puntland. Wuxuu sheegay in talooyinkaas ay yihiin wixii dadku rabay ayna tahay in dalka lagu maamulo wixii dadku rabaan, waxaa ka mid ahaa talooyinkaas in laga guuro nidaamka 4.5 iyo in la hirgeliyo nidaam federaal ah oo awoodo kala qeexan leh.

Madaxweynuhesho, kuwaas oo Puntladna ay heli doonto saamigeeda.

Wuxuu sheegay in dowladdu ay la timid siyaasad dhinaca arrimaha dibedda ah taas oo wax badan ka caawinaysa taageerada dhinaca horumarinta ee dowladnimada iyo dib u soo kabashada Soomau wuxuu sidoo kale daaha ka rogay in ay garawsan yihiin in ay qaybiyaan khayraadka iyo deeqaha ay dowladda federaalka ahi dibedda ka haliya ee dhinaca adeegda ah.

Halkaan ka dhegayso codka madaxweynaha.

      Farmaajo (1)

Puntladi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this