Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo xaflad Sagootin ah xalay loogu sameeyay Aqalka Madaxtooyada Bosaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso[Puntland Post]-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr .Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xaflad Sagootin ah Ugu Sameeyay Magaalada Bosaso Madaxwaynaha DF Soomaaliya.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha dawladda federaalka Soomaliya ayaa kulan laqaatay qaybaha kala duwan ee bushada Magaalada Bosaso waxaana kulanaasi lagu qabtay xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland kulankaas oo ahaa mid lagu sogootinayo wefdiga uu hogaaminayo Madaxwaynaha dawladda federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha dawladda Puntladn Dr . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, maamulka gobolka Bari , kan degmada Boosasso, xubno ka tirsan labada gole ee dawladda Puntland iyo Federaalka Soomaaliya, saraakiisha Madaxtooyada dawladda Puntland, isim, salaadiin cuqaal, waxgarad, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Boosaaso.

hadab akhriste waxan halkan idin ku soo gudbinaynaa Sawiradii munasabada xalay ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Bosaso.

IMG_5434.jpg?resize=1000%2C667IMG_5439.jpg?resize=1000%2C667IMG_5447.jpg?resize=1000%2C667IMG_5456.jpg?resize=1000%2C667IMG_5458.jpg?resize=1000%2C667IMG_5482.jpg?resize=1000%2C667IMG_5483.jpg?resize=1000%2C667IMG_5489.jpg?resize=1000%2C667IMG_5490.jpg?resize=1000%2C667IMG_5491.jpg?resize=1000%2C667IMG_5492.jpg?resize=1000%2C667IMG_5494.jpg?resize=1000%2C667IMG_5512.jpg?resize=1000%2C667IMG_5513.jpg?resize=1000%2C667IMG_5514.jpg?resize=1000%2C667IMG_5516.jpg?resize=1000%2C667IMG_5518.jpg?resize=1000%2C667IMG_5519.jpg?resize=1000%2C667

The post Madaxweyne Farmaajo oo xaflad Sagootin ah xalay loogu sameeyay Aqalka Madaxtooyada Bosaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this