Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xalay uu qarax ka dhacay guri ku yaalla degmadaasi.

Mas’uuliyiinta Amniga ayaa laga soo xigtay in qaraxan lagu diyaarinayey guriga uu ka dhacay,islamarkaana halkaasi laga qabtay nin looga shakinsanyahay in uu qaraxaasi diyaarinayey.

Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay guriga,waxaana haatan ka socda baaritaan lagu ogaanayo wixii halkaasi ka socday,sida ay soo werisay warbaahinta Maxalliga ah.

Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net

The post Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this