Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Hindia oo siidaysay maxaabiis Soomaaliyeed oo burcad badeednimo u xirnaa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Hindia ayaa siidaysay 15 Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiyada dalkaas, kadib markii la sheegay inay dhammeysteen xabsigii horey loogu xukumey.

Dhallinyaradan ayaa u xirna falal burcad badeednimo muddo toddobo sanno ah, waxaana dalkooda dib loogu celinayaa marka la soo siidaayo 27 maxaabiis Soomaali ah oo waqti kooban uu uga dhiman-yahay muddada lugu xukamay.

Warkaan wwaxaa baahisay wakaaladda wararka ee The Indian Express.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this