Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn Taariikhi ah loogu sameeyey Magaalada Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qardho[Puntland Post]-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan.

Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro, Xildhibaano iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Safarakan ayaa Noqonaya mid Taariikhi ah oo uu safar dhulka ah uu kun yimaado Madaxawwynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Magaalada Qardho

la soco Faahfaahin  insha allah 

cabdiqani Boos

Puntland Post

The post Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn Taariikhi ah loogu sameeyey Magaalada Qardho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this