Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa Waxaa ka dhacay Qarax lagu xiray gaari.

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Hodan Gaar ahaan Xaafada Taleex ee Muqdisho.

Gaariga Qarxay oo ahaa nooca raaxada ayaa waxaa saarnaa labo ruux oo dhalinyaro ahaa.

Waxaana labadaasi wiil gaaray dhaawac halis ah iyagoo loo qaaday isbitaalada Muqdisho.

ilaa iyo hadda ma cada faah faahin rasmi ahna kama soo bixin ragaasi qaraxa la la eegtay halka ay u shaqeeynayaan.

Faah Faahinta dib kala soco Insha allah 

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Qarax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this